http://www.somaligov.net/Wararka.html


JAMHUURIYADDA DIMOQURAADIGA EE SOOMAALIYA
XAFIISKA RA'IISAL WASAARAHA
Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo la isku shaandheeyay, Wasiiru-Dowlayaalna lagu soo daray

Talaado, August 18, 2009(Wararka Dowladda ee Maanta): Sidii la sugayayba Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka soo baxday Digreeto isku shaandheyn lagula sameynayay Xubnaha Golaha Wasiirrada Soomaaliya, iyadoo isla digreetadan lagu magacaabay ilaa 6 Wasiiru-Dowle.
Magacyada Wasiirada iyo Wasaaradaha
1.Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda: Prof. Cabdi-raxmaan Aadan Ibraahim (Ibbi)
2.Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Maaliyadda: Shariif Xassan Sheekh Aadan
3.Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna wasiirka Shidaalka iyo Tamarta: Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex
4. Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka: Cabdi-raxmaan Maxamuud Faarax Janaqow
5.Wasaaradda Arrimaha Dibedda: Cali Jaamac Jangeli
6.Wasaaradda Arrimaha gudaha: Cabdi-qaadir Cali Cumar
7.Wasaaradda Gaashaandhigga: Cabdalla Boss Axmed
8.Wasaaradda Amniga: Cabdulaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe)
9.Wasaaradda: Qorsheynta Qaranka Cabdi-raxmaan Cabdi-shakuur Warsame
10.Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda: Cabdi-casiis Xasan Maxamed (Laftagareen)
11. Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska: Fowziyo Maxamed Sheekh Xasan
12. Wasaaradda Xanaanada Xoolaha: Abuukar Cabdi Cismaan
13. Wasaaradda Dastuurka iyo arrimaha Federaalka: Madoobe Nuunow Maxamed
14. Wasaaradda Beeraha: Maxamed Ibraahim Xaabsade
15. Wasaaradda Hantida Qaranka iyo qalabeynta: Maxamed Mursal Sh. Cabdi-raxmaan
16. Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare: Prof. Ibraahim Xassan Caddow
17. Wasaaradda Dhaqancelinta iyo naafada: Maxamed Cali Ibraahim
18. Wasaaradda Gargaarka Bani’aadaminimada: Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim
19. Wasaaradda Warfaafinta: Daahir Maxamuud Geelle
20. Wasaaradda Cilmibaarista iyo Teknoolojiyada: Maxamed Cali Xagaa
21. Wasaaradda Macdanta iyo biyaha: Maxamed Cabdulaahi Oomaar
22. Wasaaradda Dib u dhiska: Xuseen Ceelaabe Faahiye
23. Waaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha: Maxamed Cabdi Xayir Maareye
24. Wasaaradda Dalxiiska iyo Duurjoogta: Maxamed Xuseen Siciid
25. Wasaaradda Caafimaadka: Qamar Aadan Cali
26. Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta: Cabdirisaaq Cusmaan Jurile
27. Wasaaradda Jaaliyaddaha Dibedda: Cabdillaahi Axmed Cabdulle Azhari
28. Wasaaradda Ganacsiga: Cabdi-rashiid Maxamed Cabdi (Ciro)
29. Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta: Maxamed Cabdi Yuusuf
30. Wasaaradda Warshadaha: Cabdi-raxmaan Jaamac Cabdalla
31. Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka: Maxamed Cabdi Gaandi
32. Wasaaradda degaanka iyo illaalinta Beyada: Burci Maxamed Xamza
33. Wasaaradda Isboortiga iyo Dhalinyarada: Saleebaan Colaad Rooble
34. Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga: Khadiija Maxamed Diiriye
35. Wasaaradda waxbarashada: Axmed Cabdillaahi Waayeel
36. Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta: Sheekh Nuur Cali Aadan
37. Wasaaradda Dib u heshiisiinta iyo nabadeynta: Cabdi-rashiid Xaaji Deerow
38. Wasaaradda Lacagta: Eng. Cabdi-raxmaan Omar Osman (Yarisow)
39. Wasaaradda Hub ka dhigista iyo jiheynta Maleeshiyooyinka: Farxaan Cali Maxamuud
Magacyada Wasiiru-dowlayaasha iyo Wasaaradaha
Wasiiru dowlaha Madaxtooyada :Xasan Macallin
Wasiiru dowlaha arimaha gudaha : C/rashiid Maxamed Xiddig.
Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaarah : Khaalid Cumar Cali.
Wasiiru dowlaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka : C/llaahi Yuusuf Cigaal.
Wasiiru dowlaha Gaashaandhiga: Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaad Indha Cadde.
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga :C/laahi Shiikh Cali.

Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya
Ra'iisul wasaaraha DFKMG, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaanka ayaa Isniin April 20, 2009 magaalada Addis Ababa kula kulmay ra'iisul wasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi, sida ay faafisay wakaaladda wararka ee xukuumadda Itoobiya ee loo soo gaabiyo ENA.

G/sare Nuur Cadde iyo Zenawi, Addis Ababa, Feb 6, 2008

Geeddi iyo Zenawi oo jooga Addis Ababa xilligii uu ra'iisul wasaaraha u ahaa DFKMG

Muqdisho, June 5, 2007: Zenawi Zenawi oo Muqdisho kula kulmay C/laahi Yuusuf iyo Geeddi, kaddib markii maxkamaadaha laga saaray Muqdisho. Sawirka